Sabtida iyo axada kulamada kale ee jiro waxa kamida,kulanka la sugu la'yahay ee dhexmaridoona kooxda kadhisan magalaada London ee ku ciyaarta garoonka stamfor bridge.
Kooxda Chelsea oo ilaa hada laga badin xili ciyaareedkan iyagoo badiyey shan kulan lixdi kulan ee laciyaarey ilaa hada iyagoo bareejo galay hal kulan kaliya kooxda ee la ciyaari baan ee Norwich ee aysan badan hal kulan ilaa hada iyagoo galey bareejo seddex kulan, Iyado Chelsea sanadkan awoodeeda ay muuqato oo laga yaaban yahay iyadoo ciyaartoudii ay sanadkan ee so gateen ay si wanaag ula qabsaday kooxda inteeda, iyadoo Hazard iyo Oscar boos kahelay qeybta kowaaad ee kooxda.Iyadoo kooxda Chelsea ay kulan koodi ugu danbeeyay ay laba iyo hal oga soo badiyey kooxda ay is ku magaalada yihiin ee Arsenal, Iyadoo kooxda Norwich laga soo badiyey iyagoo lagu sool suldaaray 5-2.Ciyaaarta ayaa waxey soo gali dontaa saacadu markey tahay 16.00 xiliga Sweden.
Inga kommentarer:
Skicka en kommentar