Kulanka ugu horeeyay uguna adka ayaa maanta dhexmaray kooxaha chelsea vs Tottenham.
Kulankan oo marti lo aha kooxda kadhisan waqooyiga london ee ku ciyaarta garoonka White hart lane.
Ciyaarta ayaa dar dar aad u badan ku bilaabatay uyo qeyti hore ee ciyaarta kooxda martida aheyd ee maa mushay waxeena taas usashahay inee hogaanka ku qabtaan gool quruxbadan oo Gary Cahaill udhaliyey kasoo aha gool oo Gallas u isku taagay kadib koorno usiqalada u tees teeyay.
Waxaana kaambiyadi danbe garoonka dar dar saaida garoonka lasoo galay kooxda martida loo ahay iyo isla daqiiqadi kobaadba gool shabaqa ugu hubsaday kabtankooda Gallas.
Waxeena taas niyada usii dhistay Tottenham ee dhamaan ciyaarta kontrolkeeda lawareegtay iyagoona markaas kadib goolki labaad shabaqa ugu hubsaday weerar yahankooda Dafoe.
Intaas kadib waxee Tottenham ku aruurtay difaac iyadoo taas Chelsea ka saaciday inee weerar culus kuqadaan kooxda Tottenham waxeena taas sahashay inuu goolka bareejada shabaqa ugu hubsado Mata isagoona markale kooxda martida aheyd goolkiisa labaad hogaanka ugu dhiibay waxana goolka ugu danbeyay shabaqa kuhubsaday Daniel Staridge. Waxana ciyaarta kusoo idlaatay 2-4 ey guusha kuraacday Chelsea. Halkan kafiirso goolasha ciyaarta.
http://footyroom.com/tottenham-hotspur-2-4-chelsea-2012-10/
Ciyaaraha kale waxa lookala badiyey sida soo socta
West brom vs Mancity 1-2
Liverpool vs Reading 1-0
Man utd vs Stoke city 4-2
Norwich vs Arsenal 1-0
Inga kommentarer:
Skicka en kommentar